Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Laftagareen & danjire Ben Fender? (Sawirro)

Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa Maanta Magaalda Baydhabo ku qaabilay Safiirka Dowlada Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya Ben Fender oo halkaas gaaray saaka. Labada Mas’uul ayaa kulan gaar ah waxay ku wada yeesheen Xarunta Madaxtooyda Koonfur galbeed,iyaga oo ka hadlay arrimaha Siyaasda, Amniga iyo abaaro la sheegay inay deegaano ka tirsan … Continue reading Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Laftagareen & danjire Ben Fender? (Sawirro)